{"id":449429,"date":"2021-06-17T09:25:58","date_gmt":"2021-06-17T09:25:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449429"},"modified":"2021-06-17T09:30:27","modified_gmt":"2021-06-17T09:30:27","slug":"madax-ka-tirsan-maxkamadda-ciidamada-oo-la-kulmay-saraakiisha-ciidamada-ee-ka-howlgala-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madax-ka-tirsan-maxkamadda-ciidamada-oo-la-kulmay-saraakiisha-ciidamada-ee-ka-howlgala-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Madax ka tirsan maxkamadda ciidamada oo la kulmay saraakiisha ciidamada ee\u00a0 ka howlgala Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo.(SONNA)&#8230;maxkamada ciidamada qalabka sida g\/lle Muumin Xuseen Cabdulaahi oo maalmahaanba howlo shaqo ku joogay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa kormeeray saldhigga ciidanka booliiska ee magaaladaasi.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliya ku xigeenka oo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen taliyaha saldhiga boliiska gaalkacyo kabtan Cali xirsi sahal iyo taliyaha qeybta booliiska fadraalka ee gpbalka mudug gaashaanle dhaxe Qaasim Shirdoon\u00a0 Cali ,waxa uu ka waramay ujeedka kormeerka uu ku tagay halkaasi iyo sida loogu baahan yahay dardargalinta howlaha ciidamada.<\/p>\n<p>G\/lle Muumin Xuseen Cabdulaahi \u00a0ayaa hadallo dar daaraan ah oo ku aadan dhowrista shuruucda ciidamada iyo wanaajinta la dhaqanka bulshada\u00a0 u jeediyay saraakiisha iyo ciidamada booliiska ee ka howlgala galkacyo<\/p>\n<p>Taliyaha saldhiga ciidanka booliiska fadaraalka ee dagmada galkacyo kabtan cali xirsi sahal iyo taliyaha qeybta booliiska fadraalka ee gpbalka mudug gaashaanle dhaxe qaasim shirdoon\u00a0 cali ayaa iyaguna dhankooda ka mahad celiyay kormeerka iyo la socadka howlaha shaqo ee ciidanka booliiska .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449435 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal2.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal2.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal2-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal2-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal2-696x392.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal2-747x420.jpg 747w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449436 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal3.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal3.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal3-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal3-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal3-696x392.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal3-747x420.jpg 747w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449437 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal4.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal4.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal4-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal4-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal4-696x392.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal4-747x420.jpg 747w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449438 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal5-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal5-1.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal5-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal5-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal5-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/gaal5-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo.(SONNA)&#8230;maxkamada ciidamada qalabka sida g\/lle Muumin Xuseen Cabdulaahi oo maalmahaanba howlo shaqo ku joogay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa kormeeray saldhigga ciidanka booliiska ee magaaladaasi. Xeer ilaaliya ku xigeenka oo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen taliyaha saldhiga boliiska gaalkacyo kabtan Cali xirsi sahal iyo taliyaha qeybta booliiska fadraalka ee gpbalka mudug gaashaanle dhaxe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":449432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449429","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449429","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449429"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449440,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449429\/revisions\/449440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}