{"id":449377,"date":"2021-06-16T16:53:44","date_gmt":"2021-06-16T16:53:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449377"},"modified":"2021-06-16T16:53:44","modified_gmt":"2021-06-16T16:53:44","slug":"afhayeenka-xukuumadda-oo-sheegay-in-galmudug-laga-sugayo-soo-gudbinta-liiska-guddiyada-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/afhayeenka-xukuumadda-oo-sheegay-in-galmudug-laga-sugayo-soo-gudbinta-liiska-guddiyada-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Xukuumadda oo sheegay in Galmudug laga sugayo soo gudbinta liiska guddiyada Doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in dowlad-goboleedyada dalka intooda badan ay u soo gidbiyeen Ra\u2019iisul Wasaaraha liiska wax ka baddelka Guddiyada Doorashooyinka ee dib loo eegay, isagoo intaa ku daray in weli laga war dhowrayo Dowlad Goboleedka Galmudug oo ah Dowlad Goboleedka kaliya ee aan weli soo dirin.<\/p>\n<p>\u201cMaadaama waqtigu uu soconayo, shacabka Soomaaliyeedna ay doonayaan in la dardargaliyo howlaha hirgelinta doorashooyinka ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo guddiga heer Wasiir ee uu magacaabay waxa ay ka codsanayaan Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye inuu si dhaqso ah u soo gudbiyo liiska xubnaha Galmudug ee laga sugayo muddada todobaadka ah\u201d ayuu yiri Afhayeenka Xukuumaddu Maxamed Ibraahim Macalimuu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in dowlad-goboleedyada dalka intooda badan ay u soo gidbiyeen Ra\u2019iisul Wasaaraha liiska wax ka baddelka Guddiyada Doorashooyinka ee dib loo eegay, isagoo intaa ku daray in weli laga war dhowrayo Dowlad Goboleedka Galmudug oo ah Dowlad Goboleedka kaliya ee aan weli soo dirin. \u201cMaadaama waqtigu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":449379,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449377","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449377"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449381,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449377\/revisions\/449381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}