{"id":449219,"date":"2021-06-15T07:50:24","date_gmt":"2021-06-15T07:50:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449219"},"modified":"2021-06-15T07:59:37","modified_gmt":"2021-06-15T07:59:37","slug":"wasiir-ku-xigeenka-gaashaandhigga-xfs-oo-ka-hadalay-howlgalo-lagu-dilay-xubno-katirsan-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-ku-xigeenka-gaashaandhigga-xfs-oo-ka-hadalay-howlgalo-lagu-dilay-xubno-katirsan-argagixisada\/","title":{"rendered":"Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay howlgalo lagu dilay xubno katirsan Argagixisada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda\u00a0 Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim ayaa ka hadlay howlgalada ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ee ka socda Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Wasiir oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa \u00a0sheegay in Ciidanka dowladda howlgalkii ugu dambeeyay ay ka sameeyeen deegaano hoostega degmada Buulo-burtI ay ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga in dagaalo kale oo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan Argagixsada looga qabsaday hub badan oo uu sheegay in\u00a0 la soo bandhigay.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdifataax \u00a0aya dhanka kale ka warbixiyay in howlgaladii ugu dambeeyay ee Ciidanka dowladda ay \u00a0ka sameeyeen Shabeellaha Dhexe ay kula wareegeen degaano hor le ah isla markaana haatan ay ku sugan yihin \u00a0Ciidanka dowladda, howlagalada lagula dagalamay cadawgana ay sii socon donaan.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigg ayaa Isbitaal shalay ku booqday Askar ka tirsan Guutada 5-aad qeybta 27-aad ee Xoogga dalka oo dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen dagaalkii ka dhacay degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda\u00a0 Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim ayaa ka hadlay howlgalada ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ee ka socda Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Wasiir oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa \u00a0sheegay in Ciidanka dowladda howlgalkii ugu dambeeyay ay ka sameeyeen deegaano hoostega degmada Buulo-burtI ay ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":449222,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449219","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449219"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449228,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449219\/revisions\/449228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449222"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}