{"id":449153,"date":"2021-06-14T11:44:56","date_gmt":"2021-06-14T11:44:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449153"},"modified":"2021-06-14T11:51:00","modified_gmt":"2021-06-14T11:51:00","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-hayadda-laanqayrta-cas-ee-icrc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-hayadda-laanqayrta-cas-ee-icrc\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Hay\u00e1dda laanqayrta Cas"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay\u00e1dda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo Madaxa Hay\u2019addaas u qaabilsan Galmudug, Puntland iyo Soomaaliland Tim filip ros ayna ka mid yihiin isku-duwaha amaanka Goobaha shqada iyo Maaraynta dhibaatooyinka ee Soomaaliya Mr Cyril Juarena iyo madaxa Xafiiska Hay\u00e1dda ICRC ee Puntland Mr Axmed Siciid.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland\u00a0 ayaa Madaxda Hay\u00e1dda ICRC uga mahadceliyey booqashadooda, wuxuuna kadib ka dhegaystay warbixin ay ka siiyeen halka ay marayaan howlaha gargaar iyo bani\u2019aadanimo ee ay ka wadaan deegaanada Puntland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449154\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/PUNTLNAD2222222-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"706\" height=\"220\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449155\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/PUNTLANAD2222222222-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"206\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay\u00e1dda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo Madaxa Hay\u2019addaas u qaabilsan Galmudug, Puntland iyo Soomaaliland Tim filip ros ayna ka mid yihiin isku-duwaha amaanka Goobaha shqada iyo Maaraynta dhibaatooyinka ee Soomaaliya Mr Cyril Juarena iyo madaxa Xafiiska Hay\u00e1dda ICRC [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":449156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449153","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449153"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449163,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449153\/revisions\/449163"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}