{"id":449135,"date":"2021-06-14T11:19:25","date_gmt":"2021-06-14T11:19:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=449135"},"modified":"2021-06-14T11:51:30","modified_gmt":"2021-06-14T11:51:30","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-amniga-iyo-siyaasadda-gobolka-banaadir-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-dowladda-ugandha-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenka-amniga-iyo-siyaasadda-gobolka-banaadir-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-dowladda-ugandha-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Cali Yare oo qaabilay Safiirka Ugandha u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Md. Cali Cabdi Wardheere ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka\u00a0 dowladda Ugandha Ambassador Mugisha,labada masuul ayaa\u00a0 ka wada hadlay adkeynta Xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya\u00a0 Soomaaliya iyo Ugandha.<\/p>\n<p>Ambassador Mugisha oo ka mahadceliyey sida loogu soo dhoweeyey xafiiska Amniga ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aaney Soomaaliya ka tageerin oo kali ah dhinaca Milatariga iyo dagaalka\u00a0 Al- Shabaab, balse ay taageero buuxda siiyaan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ku howlan sugidda Amniga shacabka.<\/p>\n<p>Mr. Mugisha ayaa intaa ku daray in xiriirka labada dal uu aad u wanaagsan yahay taasina ay saamaxdey in ay dalka Ugandha wax ka bartaan ku dhowaad lix kun oo arday oo ku jira\u00a0 kulliyado kala duwan, waxaa kale oo uu sheegay iney xiriir wanaagsani ka dhexeeyo Ganacsatada labada dal, isagoo hoosta ka xariiqay iney dalka Ugandha ku nool yihiin ka badan 40 kun oo soomaali ah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449138\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/amniga-gobalka4444444-300x253.jpg\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"318\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449139\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/amniga-gobalka222222222-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"737\" height=\"230\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449141\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/amniga-gobalka111111111111-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"730\" height=\"233\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-449143\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/aniga-gobalka5555555555-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"761\" height=\"224\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Md. Cali Cabdi Wardheere ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka\u00a0 dowladda Ugandha Ambassador Mugisha,labada masuul ayaa\u00a0 ka wada hadlay adkeynta Xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya\u00a0 Soomaaliya iyo Ugandha. Ambassador Mugisha oo ka mahadceliyey sida loogu soo dhoweeyey xafiiska Amniga ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":449146,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-449135","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=449135"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449164,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/449135\/revisions\/449164"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/449146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=449135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=449135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=449135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}