{"id":448983,"date":"2021-06-12T06:47:15","date_gmt":"2021-06-12T06:47:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448983"},"modified":"2021-06-12T06:54:15","modified_gmt":"2021-06-12T06:54:15","slug":"ciidamada-dowladda-oo-sameeyay-howlgal-miino-baaris-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-dowladda-oo-sameeyay-howlgal-miino-baaris-ah\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda oo sameeyay howlgal Miino baaris ah+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheeysan kasameeyay degaanno katirsan Gobolka Shabeellaha hoose, halkaas oo ay Aragagixisadu ku aaseen miinooyin.<\/p>\n<p>Howlgalka oo ay sameeyeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee xoogga dalka iyo ururka 4-aad guutada 17-aad kumaandooska xoogga dalka gor-gor ayay kasameeyeen tuulooyin hoos taga degaanka bariirre ee gobolka Shabeelada hoose kuwaasi oo ay kamid yihiin Ballow iyo Nuunnaay.<\/p>\n<p>Taliyaha uruka 4-aad ee kumaandooska xoogga dalka gor-gor ayaa sheegay in howlgalka Ciidamada ay ku guuleysteen inay kusoo saaraan Afar ka mid ah miinooyinka dhulka lagu aaso , kuwaas oo lagu aasay inta udhexeeysa degmada Awdheegle iyo degaanka bariirre ee Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Taliyaha uruka 4-aad ee kumaandooska xoogga dalka gor-gor ayaa howlgalkan ku sheegay in uu yahay mid looga hortagayo weerarada Ururka Al-Shabaab ay mararka qaar ka fuliyaan degaannada Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-448997 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M5-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"675\" height=\"328\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M5-1.jpeg 675w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M5-1-300x146.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 675px) 100vw, 675px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-448996 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M3-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"675\" height=\"328\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M3-1.jpeg 675w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M3-1-300x146.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 675px) 100vw, 675px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-448995 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M2-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"675\" height=\"328\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M2-1.jpeg 675w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M2-1-300x146.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 675px) 100vw, 675px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-448994 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M1-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"675\" height=\"328\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M1-2.jpeg 675w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/M1-2-300x146.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 675px) 100vw, 675px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheeysan kasameeyay degaanno katirsan Gobolka Shabeellaha hoose, halkaas oo ay Aragagixisadu ku aaseen miinooyin. Howlgalka oo ay sameeyeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee xoogga dalka iyo ururka 4-aad guutada 17-aad kumaandooska xoogga dalka gor-gor ayay kasameeyeen tuulooyin hoos taga degaanka bariirre ee gobolka Shabeelada hoose kuwaasi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":448996,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448983","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448983"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":449001,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448983\/revisions\/449001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/448996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}