{"id":448929,"date":"2021-06-10T19:35:03","date_gmt":"2021-06-10T19:35:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448929"},"modified":"2021-06-10T19:35:03","modified_gmt":"2021-06-10T19:35:03","slug":"wasaaradda-caafimaadka-oo-xaqiijisay-in-21-qof-oo-cusub-ay-ka-bogsoodeen-feyruska-karoona-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-xaqiijisay-in-21-qof-oo-cusub-ay-ka-bogsoodeen-feyruska-karoona-2\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in 21 qof oo cusub ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen <strong>21<\/strong>\u00a0qof oo cusub 24kii saac ee la soo dhaafay, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa\u00a0<strong>7,016<\/strong>.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in 24-kii saac ee la soo dhaafay aan la diiwaan gelin wax kiis cusub oo COVID-19 ah, waxaana tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa\u00a0<strong>14,779<\/strong>.<\/p>\n<p>Sidoo kale ma jirin bukaan u geeriyooday COVID-19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa\u00a0<strong>774<\/strong>\u00a0qof.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa bulshada ka codsatay inay qaataan talooyinka caafimaad ee laga helayo khuburada caafimaadka ku takhasusay iyo wacyi gelinta kale ee bulshada lagu ogeysiinayo khatarta cudurkaan uu dadka ku keeni karo, ayna qaataan talaalka cudurka oo laga heli karo Isbitaalada Martini iyo Banaadir.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-448930\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ssssss.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"609\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ssssss.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ssssss-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ssssss-1024x577.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ssssss-768x433.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ssssss-696x392.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ssssss-1068x602.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/ssssss-745x420.jpg 745w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 21\u00a0qof oo cusub 24kii saac ee la soo dhaafay, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa\u00a07,016. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in 24-kii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448929","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448929"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448931,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448929\/revisions\/448931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416655"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}