{"id":448888,"date":"2021-06-10T16:16:14","date_gmt":"2021-06-10T16:16:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448888"},"modified":"2021-06-10T17:56:44","modified_gmt":"2021-06-10T17:56:44","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-suudaan-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibadda-ee-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-suudaan-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibadda-ee-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan mudane Maxamed Shiikh Isxaaq ayaa maanta la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas marwo Dr Maryan Saadiq Al-mahadi.<\/p>\n<p>Danjire Maxamed Shiikh Isxaaq iyo wasiirka arrimaha dalwadda Sudan, ayaa kawada hadlay siddii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo siddii la isaga kaashan lahaa hormarinta gobalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan mudane Maxamed Shiikh Isxaaq ayaa maanta la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas marwo Dr Maryan Saadiq Al-mahadi. Danjire Maxamed Shiikh Isxaaq iyo wasiirka arrimaha dalwadda Sudan, ayaa kawada hadlay siddii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo siddii la isaga kaashan lahaa hormarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":448898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448888","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448888","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448888"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448888\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448890,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448888\/revisions\/448890"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/448898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448888"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448888"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448888"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}