{"id":448818,"date":"2021-06-10T11:41:02","date_gmt":"2021-06-10T11:41:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448818"},"modified":"2021-06-10T11:55:33","modified_gmt":"2021-06-10T11:55:33","slug":"dood-cilmiyeed-ku-sabsan-cudurka-covid-19-oo-muqdisho-la-qabtaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dood-cilmiyeed-ku-sabsan-cudurka-covid-19-oo-muqdisho-la-qabtaysawirro\/","title":{"rendered":"Dood cilmiyeed ku sabsan cudurka COVID-19 oo Muqdisho la qabtay+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay madal Caafimaad oo ay soo qaban-qaabisay Agaasinka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowlada hoose ee Xamar.<\/p>\n<p>Madashaan ayaa waxaa ka qeyb-galay madax kala geddisan oo ka kala socday maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradaha Caafimaadka, Maaliyadda, Dhalinyarada , Isboortiga \u00a0Ganacsiga, madaxda Ururrada Dhaqaatiirta, daneeyayaasha Caafimaadka, Rugta Ganacsiga, Shirkada Hormuud iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Madashaan ayaa waxaa diiradda lagu saaray saameynta Caabuqa COVID19 uu ku yeeshay dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada dalka Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Banaadir iyo dedaalladii lagu bixiyay Wacyigelinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay madal Caafimaad oo ay soo qaban-qaabisay Agaasinka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowlada hoose ee Xamar. Madashaan ayaa waxaa ka qeyb-galay madax kala geddisan oo ka kala socday maamulka Gobolka Banaadir, Wasaaradaha Caafimaadka, Maaliyadda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448818","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448818"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448828,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448818\/revisions\/448828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}