{"id":448786,"date":"2021-06-10T07:25:40","date_gmt":"2021-06-10T07:25:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448786"},"modified":"2021-06-10T07:27:25","modified_gmt":"2021-06-10T07:27:25","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-bilowbday-qeybta-2-aad-tallaalka-ka-hortagga-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-bilowbday-qeybta-2-aad-tallaalka-ka-hortagga-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka XFS oo bilowbday qeybta 2-aad tallaalka ka hortagga Covid 19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay in dalka oo dhan\u00a0 laga bilaabay qaadashada qeybta labaad ee tallaalka ka hortagga cudurka Covid 19.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ay soo saareen ayaa lagu sheegay in la adkeeyo wacyigelinta ku aadan adkeynta nadaafadda,gaar ahaan qaadashada af-xirka iyo kala fogaanshaha dadka.<\/p>\n<p>Qoraalkaan ayaa lagu xusay in dadka aan weli qaadan taallaalkii qeybtii hore loo diyaariyay tallaal cusub oo lagu magacaabo Sinoofam,kaas oo WHO ay u \u00a0aqoonsatay in loo isticmaali karo ka hortagga Covid 19.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay in dalka oo dhan\u00a0 laga bilaabay qaadashada qeybta labaad ee tallaalka ka hortagga cudurka Covid 19. War qoraal ah oo ay soo saareen ayaa lagu sheegay in la adkeeyo wacyigelinta ku aadan adkeynta nadaafadda,gaar ahaan qaadashada af-xirka iyo kala fogaanshaha dadka. Qoraalkaan ayaa lagu xusay in dadka aan weli qaadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":448790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448786","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448786"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448793,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448786\/revisions\/448793"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/448790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}