{"id":448759,"date":"2021-06-09T14:39:01","date_gmt":"2021-06-09T14:39:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448759"},"modified":"2021-06-09T14:39:01","modified_gmt":"2021-06-09T14:39:01","slug":"maamulka-magaalada-xudur-oo-booqday-qoysas-kasoo-barakacay-kooxaha-argagaxisada-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-magaalada-xudur-oo-booqday-qoysas-kasoo-barakacay-kooxaha-argagaxisada-ah\/","title":{"rendered":"Maamulka Magaalada Xudur oo booqday Qoysas kasoo barakacay kooxaha argagaxisada ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Qoysaskan oo dhowaan laga soo barakiciyay tuulooyin hoosyimaada degmada Xuddur, isla markaana la dejiyay goobo cusub ayaa maanta waxa kormeerey maamulka Degmada Xuddur oo ay wehliyaan hay\u2019adaha samafalka ee ka howlgala gudaha magaalada.<\/p>\n<p>Dadka soo barakacay oo guryo ka sameysan cooshado ku dhisanaya duleedka magaalada Xuddur ayaa waxay isugu jiraan Waayeel iyo Qoysas haween u badan oo carruurtooda ay la socdaan, mahaystaan hooy, waxay wajahayaan biyo la\u2019aan iyo raashiin la\u2019aan, qaar ka mid ah barakacayaasha oo aan la hadlay ayaa ii sheegay in ay isugu jiraan beeralay, xoolo dhaqato iyo dad xirfad muruqmaal ah ku shaqeysanayay.<\/p>\n<p>Maamulka degmada Xuddur ayaa bixiyey dhulka ay degayaan, majirto wax intaa ka badan oo loo qabtay haseyeshee u jeeddada kormeerkaa ayaa ah in xaaladooda dhabta ah la ogaado gargaar deg deg ahna lala soo gaaro sida uu Warbaahinta u sheegay Guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macalin.<\/p>\n<p>Magaalada Xuddur ayaa waxa ku sugan kumanaan kun oo barakacayaal ah, maalinba maalinta ka danbaysa waxaa cirka isku shareera qiimaha maciishada quutul daruuriga, waxana xaaladooda nololeed aad u liidata danyarta shaqo la\u2019aan ku heysata gudaha magaalada, kuwaasi oo dalbaday inay lala soo gaaro gurmad dhinac waliba leh.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-448760\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/19c27c9b-99bc-4521-8792-443b81dd4b94.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/19c27c9b-99bc-4521-8792-443b81dd4b94.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/19c27c9b-99bc-4521-8792-443b81dd4b94-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/19c27c9b-99bc-4521-8792-443b81dd4b94-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/19c27c9b-99bc-4521-8792-443b81dd4b94-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/19c27c9b-99bc-4521-8792-443b81dd4b94-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-448761\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/64bbbe3e-9089-47e2-ab9e-0c0529402687.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/64bbbe3e-9089-47e2-ab9e-0c0529402687.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/64bbbe3e-9089-47e2-ab9e-0c0529402687-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/64bbbe3e-9089-47e2-ab9e-0c0529402687-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/64bbbe3e-9089-47e2-ab9e-0c0529402687-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/64bbbe3e-9089-47e2-ab9e-0c0529402687-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-448762\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b3286080-6a98-4498-b177-80ba49c48425.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b3286080-6a98-4498-b177-80ba49c48425.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b3286080-6a98-4498-b177-80ba49c48425-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b3286080-6a98-4498-b177-80ba49c48425-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b3286080-6a98-4498-b177-80ba49c48425-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b3286080-6a98-4498-b177-80ba49c48425-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Qoysaskan oo dhowaan laga soo barakiciyay tuulooyin hoosyimaada degmada Xuddur, isla markaana la dejiyay goobo cusub ayaa maanta waxa kormeerey maamulka Degmada Xuddur oo ay wehliyaan hay\u2019adaha samafalka ee ka howlgala gudaha magaalada. Dadka soo barakacay oo guryo ka sameysan cooshado ku dhisanaya duleedka magaalada Xuddur ayaa waxay isugu jiraan Waayeel iyo Qoysas haween [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":448760,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448759","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448763,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448759\/revisions\/448763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/448760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}