{"id":448571,"date":"2021-06-08T09:17:03","date_gmt":"2021-06-08T09:17:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448571"},"modified":"2021-06-08T09:17:03","modified_gmt":"2021-06-08T09:17:03","slug":"xukuumada-federaalka-soomaaliya-oo-sheegtay-inuu-gabo-gabo-marayo-dhismaha-wadad-afgooye-iyo-mugadisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xukuumada-federaalka-soomaaliya-oo-sheegtay-inuu-gabo-gabo-marayo-dhismaha-wadad-afgooye-iyo-mugadisho\/","title":{"rendered":"Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo sheegtay inuu gabo gabo marayo dhismaha wadad afgooye iyo Mugadisho."},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Muqdisho (SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud &amp; Guryenta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan macalin ayaa ka hadlay xilliga sida rasmiga ah ee xariga laga jarayo dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye <\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Wasiirka oo la hadlay Warbahinta Qaranka ayaa ayaa sheegay in qorshuhu ahaa in xariga laga jaro dhismaha wadada Bishii Febaraayo ee la soo dhaafay balse sababao amni darted uu dib ugu dhacay.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Waxa sidokale wasiirka intaa hadalkisa ku daray dhismaha wadada uu haatan yahay geba-gabo, isla markaana la gaarsiiyay Buundada degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, dhawaana xariga laga jari doono.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud &amp; Guryenta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan macalin ayaa ka hadlay xilliga sida rasmiga ah ee xariga laga jarayo dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye Wasiirka oo la hadlay Warbahinta Qaranka ayaa ayaa sheegay in qorshuhu ahaa in xariga laga jaro dhismaha wadada Bishii Febaraayo ee la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":448573,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448571","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448571","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448571"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448574,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448571\/revisions\/448574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/448573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}