{"id":448484,"date":"2021-06-06T14:45:05","date_gmt":"2021-06-06T14:45:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448484"},"modified":"2021-06-06T14:45:05","modified_gmt":"2021-06-06T14:45:05","slug":"wasiirka-wasaaradda-haweenka-oo-kulan-la-yeelatay-danjira-uk-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-haweenka-oo-kulan-la-yeelatay-danjira-uk-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka wasaaradda Haweenka oo kulan la yeelatay danjira UK ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\"><strong>SONNA<\/strong> (<strong>MUQDISHO<\/strong>)- Wasiiradda Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta kulan la yeelatay danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Labada mas&#8217;uul ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka, ilaalinta xuquuqda Aadanaha iyo xaqiijinta qoonddada haweenka ee 30%.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wasiir Xaniifa, ayaa ka warbixisay ololaha xaqiijinta qoonddada haweenka oo wasaaradda garwadeyn ka tahay.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Danjire Foster, ayaa dhankeeda soo dhaweysay dadaalka wasaaradda ugu jirto sidii loo ilaalin lahaa Xuquuqda siyaasadeed ee Haweenka ku leeyihiin labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SONNA (MUQDISHO)- Wasiiradda Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta kulan la yeelatay danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster. Labada mas&#8217;uul ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka, ilaalinta xuquuqda Aadanaha iyo xaqiijinta qoonddada haweenka ee 30%. Wasiir Xaniifa, ayaa ka warbixisay ololaha xaqiijinta qoonddada haweenka oo wasaaradda garwadeyn ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":448485,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448484","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448484","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448484"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448486,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448484\/revisions\/448486"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/448485"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}