{"id":448477,"date":"2021-06-06T11:51:19","date_gmt":"2021-06-06T11:51:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448477"},"modified":"2021-06-06T11:51:28","modified_gmt":"2021-06-06T11:51:28","slug":"wasaaradda-warfaafinta-oo-loo-magacaabay-agaasime-guud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-warfaafinta-oo-loo-magacaabay-agaasime-guud\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Warfaafinta oo loo magacaabay Agaasime guud"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wareegto uu soo saaray Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Xuseen Rooble ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ugu magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Xayir.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa horay usoo noqday Agaasimaha guud ee Wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wareegto uu soo saaray Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Xuseen Rooble ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ugu magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Xayir. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa horay usoo noqday Agaasimaha guud ee Wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":448478,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448477","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448477"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448479,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448477\/revisions\/448479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/448478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}