{"id":448402,"date":"2021-06-04T19:13:14","date_gmt":"2021-06-04T19:13:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448402"},"modified":"2021-06-04T19:40:24","modified_gmt":"2021-06-04T19:40:24","slug":"muqdishosonna-doorashooyinka-golaha-wakiiladda-iyo-deegaanka-somaliland-oo-gobolada-intoodii-badnayd-la-shaaciyay-natiijadii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muqdishosonna-doorashooyinka-golaha-wakiiladda-iyo-deegaanka-somaliland-oo-gobolada-intoodii-badnayd-la-shaaciyay-natiijadii\/","title":{"rendered":"Natiijada doorashooyinka Soomaaliland oo qaar ka mid ah la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p>HARGEISA,(SONNA)-Doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo Deegaanka Somaliland oo gobolada intoodii badnayd la shaaciyay natiijada kasoo baxday doorashadii halkaasi ka dhacday 31-bishan MAY.<\/p>\n<p>Gudiyadda heer gobol ee komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijooyinka hordhaca ah ee doorashadii loo dareeray 31-bisha MAY, shan Gobol iyo Dhamaan degmooyinka Darajadda B C iyo D ayaa ilaa hadda lagu dhawaaqay iyadoon weli aan lagu dhawaaqin Gobolka Maroodijeex. Oo la filayo in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo.<\/p>\n<p>Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa hadda waxa natiijada ay haystaan udhigan tahay sidan:-<br \/>\n1- Xisbiga waddani isagoo haysta 24 kursi 2- Xisbiga Kulmiye isna haysto 22 kursi<br \/>\n3-Xisbiga Ucid haysto 16 Kursi.<\/p>\n<p>Waxaase si wayn isha loogu hayaa Gobolka ugu balaadhan Somaliland ee Maroodi-jeex oo aan wali lagu dhawaaqin Natiijadiisa.<\/p>\n<p>Waxa sidoo kale xusid mudan inaanay xildhibaanada soo baxay ilaa hada aanay kujirin Hal qof oo haween ah oo kusoo baxday tartankii Doorashada.<\/p>\n<p>Doorashadan ayaa ahayd laba doorasho oo isku lamaan, waa markii ugu horaysay oo doorasho noocan ahi ayka dhacdo dhulka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Maamulka Somaliland ayaa xaqiijisay sugidda amniga dadka codkooda dhiibanayay iyagoo laamaha amaanka Somaliland sheegay inay doorashadii isku sidkanayd kusoo dhamaatay guul taariikhi ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>HARGEISA,(SONNA)-Doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo Deegaanka Somaliland oo gobolada intoodii badnayd la shaaciyay natiijada kasoo baxday doorashadii halkaasi ka dhacday 31-bishan MAY. Gudiyadda heer gobol ee komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijooyinka hordhaca ah ee doorashadii loo dareeray 31-bisha MAY, shan Gobol iyo Dhamaan degmooyinka Darajadda B C iyo D ayaa ilaa hadda lagu dhawaaqay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":448403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448402","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448402"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448414,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448402\/revisions\/448414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/448403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}