{"id":448363,"date":"2021-06-04T12:12:44","date_gmt":"2021-06-04T12:12:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448363"},"modified":"2021-06-04T12:12:44","modified_gmt":"2021-06-04T12:12:44","slug":"madax-ka-tirsan-gaashaandhigga-oo-ka-qeyngalay-aaska-saraaiil-ka-tirsan-ciidamada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madax-ka-tirsan-gaashaandhigga-oo-ka-qeyngalay-aaska-saraaiil-ka-tirsan-ciidamada\/","title":{"rendered":"Madax ka tirsan Gaashaandhigga oo ka qeyngalay aaska saraaiil ka tirsan ciidamada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen.Maxamed Tahliil Biixi ayaa waxay ka qeybgaleen aas qaran oo muqdisho loogu sameeyay Allaha u naxariistee taliyihii Ururka 6-aad ee Kumaandooska Gorgor iyo askar kale oo ku Shahiiday Dagaal ka dhacay Shabeelaha Dhexe .<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in wado sax ah ay ku bexeen marxuumiintaasi,isla markaana qaranka Soomaaliyeed marna uusan ilaabi doonin\u00a0 Daljirayaasha\u00a0 geeriyooday iyagoo ku jira Difaaaca Qarankooda,waxaana uu intaa ku daray \u00a0in Dagaalka ka dhanka ah argagixisadda ay sii laba jibaari doonaan .<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen.Biixi ayaa alle ugu baryay marxuumiintaasiin janadii Fardowsa ka waraabiyo,isagoo ehelada iyo qaraabadii ay ka tageenna u rajeeyay samir iyo iimaan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen.Maxamed Tahliil Biixi ayaa waxay ka qeybgaleen aas qaran oo muqdisho loogu sameeyay Allaha u naxariistee taliyihii Ururka 6-aad ee Kumaandooska Gorgor iyo askar kale oo ku Shahiiday Dagaal ka dhacay Shabeelaha Dhexe . Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":448364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448363","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448365,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448363\/revisions\/448365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/448364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}