{"id":448256,"date":"2021-06-03T07:30:59","date_gmt":"2021-06-03T07:30:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448256"},"modified":"2021-06-03T10:08:44","modified_gmt":"2021-06-03T10:08:44","slug":"wafdi-gordhac-ah-oo-ka-socda-dowladda-fs-oo-gaaray-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-gordhac-ah-oo-ka-socda-dowladda-fs-oo-gaaray-jowhar\/","title":{"rendered":"Wafdi hordhac ah oo ka socda XFS ayaa gaaray Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jiray \u00a0wasiirro iyo xildhibaanno hordhac u ah socdaalka Ra\u2019iisal wasaare Rooble ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee Gobolka Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Wafdigaasi oo ay ka mid ah Wasiirad Arrimaha Gudaha, Warfaafinta, Gargaarka iyo masiibooyinka , waxaa \u00a0lagu soo dhoweeyay fariisinka ciidamada AMISOM ee xaafadda horseed oo ka tirsan Degmada Jowhar.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaare Rooble ayaa saacadaha soo socda la filaaa inuu gaaro magaalada Jowhar,iyadoo magaaladaasi ay ka socdaan qababqaabo ku aadan soo dhoweynta raiisul wasaaraha iyo wafdiga uu hoggaaminaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jiray \u00a0wasiirro iyo xildhibaanno hordhac u ah socdaalka Ra\u2019iisal wasaare Rooble ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee Gobolka Sh\/Dhexe. Wafdigaasi oo ay ka mid ah Wasiirad Arrimaha Gudaha, Warfaafinta, Gargaarka iyo masiibooyinka , waxaa \u00a0lagu soo dhoweeyay fariisinka ciidamada AMISOM ee xaafadda horseed oo ka tirsan Degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":423003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448256","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448256"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448276,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448256\/revisions\/448276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}