{"id":448054,"date":"2021-06-01T08:13:35","date_gmt":"2021-06-01T08:13:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=448054"},"modified":"2021-06-01T08:13:35","modified_gmt":"2021-06-01T08:13:35","slug":"guddigii-farsamada-ee-dhismaha-golayaasha-degaannada-galmudug-oo-la-kala-diray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddigii-farsamada-ee-dhismaha-golayaasha-degaannada-galmudug-oo-la-kala-diray\/","title":{"rendered":"Guddigii Farsamada ee dhismaha golayaasha degaannada Galmudug oo la kala diray"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 17.65pt;background: white;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Muqdisho(SONNA):-Kusimaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha guddaha Maamulka Galmudug ayaa soo saaray wareegto lagu kala diray guddigii farsamada dhismaha Goleyaasha deegaanada Galmudug.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 17.65pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 19.5pt 0in\"><span><span style=\"font-size: 11.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ayaa lagu sheegay sababta loo kala diray Guddiga iyo qodobada loo cuskaday kala dirkooda.<\/span><\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 17.65pt 0in\"><span style=\"font-size: 10.0pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: 10.0pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">1: Kaddib Markay Caddaatay khilaafka ka dhex jira Guddoonka Guddiga iyo Xubnaha kale oo gaaray heer aad u sareeya;<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 17.65pt 0in\"><span style=\"font-size: 10.0pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">2: Kaddib Markay Wada-shaqeyn la\u2019aanta ka dhex jirta Guddoonka Guddiga iyo xubnaha kale<br \/>ee Guddiga iskuna khilaafay hab-raaca dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Balanballe.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 17.65pt 0in\"><span style=\"font-size: 10.0pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">3:Kaddib Markaan arkay xadgudubyada lagu sameynayo qoraallada iyo hadallada Madaxda<br \/>sare ee Dowlad-goboleedka Galmudug.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 17.65pt 0in\"><span style=\"font-size: 10.0pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: 10.0pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">4: Kaddib Markaan la tashi ballaaran la sameeyey bulshada iyo Madaxda Galmudug, in la go\u2019aan saday in la kala diro Guddigii Farsamada ee dhismaha golayaasha degaannada Galmudug.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kusimaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha guddaha Maamulka Galmudug ayaa soo saaray wareegto lagu kala diray guddigii farsamada dhismaha Goleyaasha deegaanada Galmudug. Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ayaa lagu sheegay sababta loo kala diray Guddiga iyo qodobada loo cuskaday kala dirkooda. \u00a01: Kaddib Markay Caddaatay khilaafka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":448055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-448054","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=448054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":448056,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/448054\/revisions\/448056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/448055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=448054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=448054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=448054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}