{"id":447897,"date":"2021-05-31T10:52:14","date_gmt":"2021-05-31T10:52:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447897"},"modified":"2021-05-31T10:52:14","modified_gmt":"2021-05-31T10:52:14","slug":"dowladda-shiinaha-oo-dadkeeda-ka-qaaday-sharci-caqabad-ku-ahaa-dhalmada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-shiinaha-oo-dadkeeda-ka-qaaday-sharci-caqabad-ku-ahaa-dhalmada\/","title":{"rendered":"Dowladda Shiinaha oo dadkeeda ka qaaday sharci caqabad ku ahaa dhalmada."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in go\u2019aankaan uu qeyb ka yahay siyaasadda\u00a0 guud ee wax looga qabanaayo gabowga kusoo badanaaya dadka Shiinaha .<\/p>\n<p>Dowladda ayaa intaas ku dartay inay taageeri doonto hirgeinta go\u2019aankaan cusub.<\/p>\n<p>Dowladda Shinaha ayaa 2016-kii ogolaatay in la dhali karo 2 carruur kadib markii ay yaraadeen dhalinyarada dalkaas.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in dowladda Shiinuhu mamnuucday 1979-kii in la dhalo hal cunug ka badan, si looga yareeyo kororka dadka Shiinaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah. Bayaan kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in go\u2019aankaan uu qeyb ka yahay siyaasadda\u00a0 guud ee wax looga qabanaayo gabowga kusoo badanaaya dadka Shiinaha . Dowladda ayaa intaas ku dartay inay taageeri doonto hirgeinta go\u2019aankaan cusub. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":447900,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447897","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447901,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447897\/revisions\/447901"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}