{"id":447725,"date":"2021-05-28T17:45:58","date_gmt":"2021-05-28T17:45:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447725"},"modified":"2021-05-28T17:45:58","modified_gmt":"2021-05-28T17:45:58","slug":"wasaaradda-waxbarashada-oo-shaacisay-in-imtixaanka-shahaadiga-ah-ee-dugsiga-sare-ay-u-fariisan-doonaan-42-kun-arday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-shaacisay-in-imtixaanka-shahaadiga-ah-ee-dugsiga-sare-ay-u-fariisan-doonaan-42-kun-arday\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay in imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ay u fariisan doonaan 42 kun arday"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in 42 kun oo ardey ay u fariisaneyso Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2020-2021 oo Barri ka bilaabanaya dalka.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Mudane Maxamed Caabi Xasan ayaa ardayda ugu baaqay inay si kalsooni leh ku galaan Imtixaanka, isagoo u rajeeyey inay guuleystaan.<\/p>\n<p>Maalinta berri oo Sabti ah ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah u bilowdo Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiga Sare.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in 42 kun oo ardey ay u fariisaneyso Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2020-2021 oo Barri ka bilaabanaya dalka. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Mudane Maxamed Caabi Xasan ayaa ardayda ugu baaqay inay si kalsooni leh ku galaan Imtixaanka, isagoo u rajeeyey inay guuleystaan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447725","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447726,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447725\/revisions\/447726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}