{"id":447678,"date":"2021-05-28T12:24:37","date_gmt":"2021-05-28T12:24:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447678"},"modified":"2021-05-28T12:42:57","modified_gmt":"2021-05-28T12:42:57","slug":"qarax-sababay-dhimasho-iyo-dhaawacyo-oo-ka-dhacay-beydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qarax-sababay-dhimasho-iyo-dhaawacyo-oo-ka-dhacay-beydhabo\/","title":{"rendered":"Qarax sababay dhimasho iyo dhaawacyo oo ka dhacay Beydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Wrarka ka imaanaya Magaalada Beydhabo ayaa sheegaya in qarax sababay dhimasho iyo dhawac uu goor dhaw ka dhacey\u00a0 suuqa qaadka lagu iibiyo ee bartamaha magaaladaasi.<\/p>\n<p>Wariyaha warbaahinta Qaranka ee magaalada Baydhabo,ayaa xaqiijiyay in tirada himashada ay gaareyso 3,halka ay dhaawacyo soo gaareen 7-ruux oo \u00a0kale oo shacab ah<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa la dhigay Bartamaha suuqa Qaadka lagu iibiyo oo aad u mashquul badan ,waana fal argagax leh oo ay caadeysteen kooxda Al-Shabaab<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wrarka ka imaanaya Magaalada Beydhabo ayaa sheegaya in qarax sababay dhimasho iyo dhawac uu goor dhaw ka dhacey\u00a0 suuqa qaadka lagu iibiyo ee bartamaha magaaladaasi. Wariyaha warbaahinta Qaranka ee magaalada Baydhabo,ayaa xaqiijiyay in tirada himashada ay gaareyso 3,halka ay dhaawacyo soo gaareen 7-ruux oo \u00a0kale oo shacab ah Qaraxa ayaa la dhigay Bartamaha suuqa Qaadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":447680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447678","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447678"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447684,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447678\/revisions\/447684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}