{"id":447671,"date":"2021-05-28T11:06:10","date_gmt":"2021-05-28T11:06:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447671"},"modified":"2021-05-28T11:06:10","modified_gmt":"2021-05-28T11:06:10","slug":"jarmalka-oo-qirtay-in-ay-xasuuq-ka-geysteen-dalka-namibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jarmalka-oo-qirtay-in-ay-xasuuq-ka-geysteen-dalka-namibiya\/","title":{"rendered":"Jarmalka oo qirtay in ay xasuuq ka geysteen dalka\u00a0 Namibiya"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Dalka Jarmalku ayaa qirtay markii ugu horeysay taariikhda inuu xasuuq u geystey qoomiyadaha Herero iyo Nama ee ku dhaqan Dalka Namibiya ,xilli qarni ka hor uu dalkaasi ka waday arrimo la xiriira gumeysi.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibada ee Jarmalka Heiko Maas ayaa bayaan uu soo saaray ku yiri &#8220;maanta laga bilaabo waxaan si rasmi ah u kala sooci doonaa dhacdooyinkaan sida ay yihiin anagoo ku egayna\u00a0 aragtida manta ee \u201cxasuuqa&#8221;<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka ayaa soo dhaweynaya\u00a0 heshiiska aya gaareen labada dalka Jarmalka iyo Namibia ka dib wadahadalo adag oo socday in ka badan shan sano isla markaana xuddun u ahaa dhacdooyinkii dhacay xiligi\u00a0 gumeysigii Jarmalka (1884-1915) .<\/p>\n<p>Wasiirka Arimaha Dibada ee Jarmalka ayaa\u00a0 tilmaamay in iyadoo laga duulayo mas&#8217;uuliyadda taariikheed Jarmalka uu qirtay, cafisna ay weydiisan doonaan eheladii dhibanayaasha \u00a0ee uu soo gaaray xasuuqaasi ,isagoo ballan qaaday inuu Jarmalku uu lacag dhan\u00a0 1.1 bilya ku taageeri doono dib u dhiska iyo horumarka kaabashaa dhaqaalaha dalka Namibiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Dalka Jarmalku ayaa qirtay markii ugu horeysay taariikhda inuu xasuuq u geystey qoomiyadaha Herero iyo Nama ee ku dhaqan Dalka Namibiya ,xilli qarni ka hor uu dalkaasi ka waday arrimo la xiriira gumeysi. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Jarmalka Heiko Maas ayaa bayaan uu soo saaray ku yiri &#8220;maanta laga bilaabo waxaan si rasmi ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":447672,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447671","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447671","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447671"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447671\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447673,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447671\/revisions\/447673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447672"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447671"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447671"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447671"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}