{"id":447660,"date":"2021-05-28T08:55:20","date_gmt":"2021-05-28T08:55:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447660"},"modified":"2021-05-28T08:59:34","modified_gmt":"2021-05-28T08:59:34","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-qaabilay-wafdi-uu-hoggaaminaayay-wasiirka-iskaashiga-ee-dalka-sweden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-qaabilay-wafdi-uu-hoggaaminaayay-wasiirka-iskaashiga-ee-dalka-sweden\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir \u00a0oo qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay Wasiirka Iskaashiga ee dalka Sweden \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Sweden Per Olsson Fridh oo booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho .<\/p>\n<p>Kulankaan waxaaay goob-joog ka ahaa u qaabilsanaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden ee dhinaca Africa, Safiir Ku xigeenka Sweden, Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, Agaasimeyaal iyo La-taliyeyaal.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ugu horeyn waxa uu ugu Mahadceliyay Dowlada Sweden Taageerida ay la garab taagan tahay Soomaaliya, isigoo dhinaca kale ugu warbixiyay Horumarada ka socda Caasimada Soomaaliya, arrimaha narakacayaasha, shaqo abuurka dhalinyarada iyo qorshaha Maamulka Gobolka Banaadir ee dhinaca horumarinta iyo adeegyada Bulshada.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa bogaadiyay Horumarada muuqda ee ka socda Caasimada, isigoona ku amaanay Maamulka Gobolka Banaadir Howlaha dib-u-dhis iyo midka adeegyada Bulsho ee ka socda Gobolka Banaadir. waxaana uu Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden Per Olsson Fridh ballan qaaday in ay si dhaw ula shaqeyn doonaan Maamulka Gobolka Banaadir isla markaana ay ka taageeri doonaan xagga horumarinta, dib-u-dhiska iyo adeegyada Bulshada.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn Duqa Muqdisho ayaa waxa uu Wasiirka Guddoonsiiyay haddiyado isugu jira shahaado sharaf iyo dharka hiddaha &amp; dhaqanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-447664 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl-1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-447665 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl2-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-447666 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"755\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl3-300x236.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl3-768x604.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl3-696x547.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl3-534x420.jpg 534w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-447667 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"685\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl4.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl4-300x214.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl4-768x548.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl4-696x497.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl4-589x420.jpg 589w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/fl4-100x70.jpg 100w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Sweden Per Olsson Fridh oo booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho . Kulankaan waxaaay goob-joog ka ahaa u qaabilsanaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":447661,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447660","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447660"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447668,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447660\/revisions\/447668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}