{"id":447657,"date":"2021-05-28T06:50:17","date_gmt":"2021-05-28T06:50:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447657"},"modified":"2021-05-28T06:50:17","modified_gmt":"2021-05-28T06:50:17","slug":"xudur-xaflad-loo-sameeyay-ardey-u-fariisaneysa-imtixaanka-dugsiyada-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xudur-xaflad-loo-sameeyay-ardey-u-fariisaneysa-imtixaanka-dugsiyada-sare\/","title":{"rendered":"Xudur: xaflad loo sameeyay ardey u fariisaneysa imtixaanka dugsiyada sare"},"content":{"rendered":"<p>Xudur.(SONNA)&#8230;Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Bobolka Bakool Cumar Cabdulaahi Maxamuud Atuu ,maamulayaasha dugsuyada iyo kan Degmada Xudur ayaa ka qeybgalay kullan casuumaad ah oo loo sameeyay ardada dugsiga sare ee sanadkaan \u00a0u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga ah.<\/p>\n<p>Kulankaan \u00a0oo lagu qabtay xaruunta dugsiga sare waxaa ujeedkiisu ahaa in ardada lagu dhiirigeliyo heerka waxbarasho oo ay soo gaareen,isla markaana loo muujiyo kalsooni ku aadan dadaalkooda.<\/p>\n<p>Kulankaasi casuumaadda ah waxaa ka hadlay Agaasimaha madaxtooyada dowlad goboleedka koonfur galbeed ee gobolka bakool Cumar Cabdulaahi Maxamuud iyo maamulaha dugsiga sare ee Xudur ustaad Daahir Hilowle Sambul .<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah ardada\u00a0 kulanka ka hadlay ayaa ka mahadceliyey xafaladda sharafta leh ee loo sameeyay,<\/p>\n<p>Guud ahaan tirada ardada sanadkaan u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare waa 46 halka,20 ka mid ah ay yihiin gabdho .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xudur.(SONNA)&#8230;Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Bobolka Bakool Cumar Cabdulaahi Maxamuud Atuu ,maamulayaasha dugsuyada iyo kan Degmada Xudur ayaa ka qeybgalay kullan casuumaad ah oo loo sameeyay ardada dugsiga sare ee sanadkaan \u00a0u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga ah. Kulankaan \u00a0oo lagu qabtay xaruunta dugsiga sare waxaa ujeedkiisu ahaa in ardada lagu dhiirigeliyo heerka waxbarasho oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":447658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447657","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447659,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447657\/revisions\/447659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}