{"id":447653,"date":"2021-05-28T06:42:34","date_gmt":"2021-05-28T06:42:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447653"},"modified":"2021-05-28T06:42:50","modified_gmt":"2021-05-28T06:42:50","slug":"qaramada-m-oo-soo-dhaweysay-heshiiska-ay-gaareen-hoggaamiyaasha-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-m-oo-soo-dhaweysay-heshiiska-ay-gaareen-hoggaamiyaasha-soomaalida\/","title":{"rendered":"Qaramada M. oo soo dhaweysay heshiiska ay gaareen hoggaamiyaasha Soomaalida"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay go\u2019aanka ay gaareen madaxda Soomaalida ee ku saabsan in labo bilood gudahood lagu qabto doorashada madaxtinimo iyo tan baarlamaanka, kadib shan maalmood oo wadahadalo xoogan ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku boorinaynaa dhammaan daneeyayaasha inay si dhakhso leh horay ugu socdaan ballamada iyo wadashaqeynta ku aadan hirgalinta heshiiskaasi ayuu yiri James Swan Ergeyga aramada Midoobay ee Soomaaliya .<\/p>\n<p>\u201cWaxaan sidoo kale ku dhiirigalinaynaa dowladda federaalka iyo hoggaamiyeyaasha xubnaha ka ah federaalka inay sii wadaan wadatashiyada joogtada ah inta lagu jiro howlaha doorashada si loo hubiyo in khilaaf kasta oo soo ifbaxa la xallin karo,ayuu intaa ku daray James Swan oo sidoo kale ah madaxa Howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay go\u2019aanka ay gaareen madaxda Soomaalida ee ku saabsan in labo bilood gudahood lagu qabto doorashada madaxtinimo iyo tan baarlamaanka, kadib shan maalmood oo wadahadalo xoogan ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. \u201cWaxaan ku boorinaynaa dhammaan daneeyayaasha inay si dhakhso leh horay ugu socdaan ballamada iyo wadashaqeynta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":447654,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447653","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447653"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447656,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447653\/revisions\/447656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}