{"id":447637,"date":"2021-05-27T17:00:55","date_gmt":"2021-05-27T17:00:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447637"},"modified":"2021-05-27T17:00:55","modified_gmt":"2021-05-27T17:00:55","slug":"beesha-caalamka-oo-soo-dhoweysay-guusha-uu-ku-soo-dhammaaday-shirka-wadatashiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/beesha-caalamka-oo-soo-dhoweysay-guusha-uu-ku-soo-dhammaaday-shirka-wadatashiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo soo Dhoweysay Guusha uu ku soo Dhammaaday Shirka Wadatashiga Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF) ee guusha ku soo idlaaday.<\/p>\n<p>Waxaan Ra\u2019iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku bogaadinaynaa sida uu u hogaamiyay geeddi-socodkan, iyo sidoo kale Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, iyo siyaasiyiinta kale ee sida habsanida leh ee wax ku oolka ah uga qaybqaatay wadahadallada.<\/p>\n<p>Waxaan Mahad u soo jeedinaynaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed \u2018Farmaajo\u2019 oo ku baaqay 1dii bishan Maajo in lagu laabto hanaanka doorashada 17 Sebtembar ee heshiiska ku saleysan.<\/p>\n<p>Waxaan hadda ugu baaqaynaa dhammaan saamilleyda inay si degdeg ah horey ugu socdaan si loo abaabulo doorashooyin loo wada dhanyahay oo daahfuran oo dib u dhac la\u2019aan ah.<\/p>\n<p>Waxaan madaxda Soomaaliyeed ugu baaqaynaa inay wadahadal caadi ah oo dhexmara saxiixayaasha Heshiiskii 17kii Sebtembar ku xalliyaan wixii khilaaf ah ee mustaqbalka yimaada.<\/p>\n<p>Saaxiibada Beesha Caalamku waxay diyaar u yihiin inay madaxda Soomaaliya ku taageeraan hirgelinta heshiiskan taariikhiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF) ee guusha ku soo idlaaday. Waxaan Ra\u2019iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku bogaadinaynaa sida uu u hogaamiyay geeddi-socodkan, iyo sidoo kale Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":447605,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447637","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447638,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447637\/revisions\/447638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447605"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}