{"id":447517,"date":"2021-05-27T06:49:03","date_gmt":"2021-05-27T06:49:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447517"},"modified":"2021-05-27T11:20:31","modified_gmt":"2021-05-27T11:20:31","slug":"madaxweynah-masar-oo-booqanaya-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynah-masar-oo-booqanaya-jabuuti\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Masar oo gaaray Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Masar,Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo \u00a0ayaa maanta booqasho ku tegaya dalka jabuuti, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada Dalkaasi.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa intaas ku daray in madaxweynaha Masar\u00a0 Al-siisii uu kala hadli doono dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle sida loo xoojin karo xiriirka labada dal gaar ahaan\u00a0 arrimaha amniga iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Labada madaxweyne ayaa sidoo kale ka wada hadli doona horumarka gobalka iyo xaaladda guud ee qaaradda Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Masar,Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo \u00a0ayaa maanta booqasho ku tegaya dalka jabuuti, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada Dalkaasi. Afhayeenka ayaa intaas ku daray in madaxweynaha Masar\u00a0 Al-siisii uu kala hadli doono dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle sida loo xoojin karo xiriirka labada dal gaar ahaan\u00a0 arrimaha amniga iyo dhaqaalaha. Labada madaxweyne ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":447524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447517","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447517"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447550,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447517\/revisions\/447550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}