{"id":447480,"date":"2021-05-26T17:08:01","date_gmt":"2021-05-26T17:08:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447480"},"modified":"2021-05-26T17:08:01","modified_gmt":"2021-05-26T17:08:01","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudaha-galmudug-oo-soo-saartay-liiska-xubnaha-golaha-deegaanka-degmada-balanbal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-galmudug-oo-soo-saartay-liiska-xubnaha-golaha-deegaanka-degmada-balanbal\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo soo saartay liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Balanbal"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Arimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Galmudug ayaa shaacisay liiska xubnaha Golaha deegaanka Degmada Balanbal.<\/p>\n<p>Liiska caawa ay soo saartay Wasaaradda ayaa waxaa ka dhiman laba xubnood oo wali aan ka soo gudbin beelaha uu ka dhaxeeyo.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Deegaanka ee Caawa soo baxay ayaa marka la dhaariyo, waxay soo dooran doonaan\u00a0 Guddoomiyaha Degmada iyo ku-xigeenkiisa.<\/p>\n<p>Degmada Balanbal ayaa noqonaysa Degmadii labaad ee Galmudug ee uu ka hirgalo nidaamka isdoorashada maamulka Gole deegaan ee Dawlad Goboleedka Galmudug, waxana horey sidan oo kale loogu guuleystay dhismaha Golaha deeganka degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><strong>halkaan ka akhriso liiska magacyada la doortay.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-447481\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balan.jpg\" alt=\"\" width=\"1240\" height=\"1753\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balan.jpg 1240w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balan-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balan-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balan-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balan-1087x1536.jpg 1087w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balan-696x984.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balan-1068x1510.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balan-297x420.jpg 297w\" sizes=\"auto, (max-width: 1240px) 100vw, 1240px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-447482\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balanbal.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"877\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balanbal.jpg 620w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balanbal-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Balanbal-297x420.jpg 297w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Arimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Galmudug ayaa shaacisay liiska xubnaha Golaha deegaanka Degmada Balanbal. Liiska caawa ay soo saartay Wasaaradda ayaa waxaa ka dhiman laba xubnood oo wali aan ka soo gudbin beelaha uu ka dhaxeeyo. Xubnaha Golaha Deegaanka ee Caawa soo baxay ayaa marka la dhaariyo, waxay soo dooran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":423794,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447480","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447480"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447483,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447480\/revisions\/447483"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/423794"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}