{"id":447454,"date":"2021-05-26T15:42:40","date_gmt":"2021-05-26T15:42:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447454"},"modified":"2021-05-26T15:42:40","modified_gmt":"2021-05-26T15:42:40","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-allaha-u-naxariistee-abwaan-ibraahim-ismaaciil-sugulle-sooraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-allaha-u-naxariistee-abwaan-ibraahim-ismaaciil-sugulle-sooraan\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Allaha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle (Sooraan)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee tacsida geerida Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle (Sooraan).<\/p>\n<p><strong>\u00a0Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun<\/strong><\/p>\n<p>Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle (Sooraan) oo ku geeriyoodey magaalada Burco.<\/p>\n<p>Abwaanku Alle ha u naxariistee, waxa uu ka mid ahaa haldoorka bulshada Soomaaliyeed ee dadaalka ku bixiyey wacyi-gelinta bulshada iyo kobcinta garaadka da\u2019yarta Somaaliyeed, isagoo waqtigiisii iyo hibadiisii faneed u huray sidii uu dadkeenna uga wacyi gelin lahaa dhibaatooyinka qabyaaladda, musuqmaasuqa, cooladaha sokeeye, adeegsiga maandooriyaha iyo xaalufinta deegaanka.<\/p>\n<p>Alle waxaan u weydiinayaa Marxuumka in uu hooygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo imaanna uu ka siiyo qoyskiisa, bahda fanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Aamiin, Aamiin, Aamiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee tacsida geerida Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle (Sooraan). \u00a0Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Ibraahim Ismaaciil Sugulle (Sooraan) oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447454","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447454"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447455,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447454\/revisions\/447455"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}