{"id":447451,"date":"2021-05-26T15:41:41","date_gmt":"2021-05-26T15:41:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447451"},"modified":"2021-05-26T15:41:41","modified_gmt":"2021-05-26T15:41:41","slug":"guddoonka-baarlamaanka-golaha-shacabka-oo-ka-tacsiyadeeyay-geerida-abwaan-sooraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoonka-baarlamaanka-golaha-shacabka-oo-ka-tacsiyadeeyay-geerida-abwaan-sooraan\/","title":{"rendered":"Guddoonka Baarlamaanka  Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Abwaan Sooraan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdiso (SONNA)-Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ahna Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ayaa ka tacsiyadeeyay Allaha u naxariistee Abwaankii Weynaa, jilaagii iyo fannaankii\u00a0 Sooraan Ismaaciil Sugulle oo ku geeriyooday magaalada Burco.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa Alle uga baryay marxuumka Jannadii Firdowsa in uu Alle ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdiso (SONNA)-Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ahna Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ayaa ka tacsiyadeeyay Allaha u naxariistee Abwaankii Weynaa, jilaagii iyo fannaankii\u00a0 Sooraan Ismaaciil Sugulle oo ku geeriyooday magaalada Burco. Guddoomiyaha ayaa Alle uga baryay marxuumka Jannadii Firdowsa in uu Alle ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":447452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447451","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447453,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447451\/revisions\/447453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}