{"id":447429,"date":"2021-05-26T13:22:55","date_gmt":"2021-05-26T13:22:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447429"},"modified":"2021-05-26T13:56:49","modified_gmt":"2021-05-26T13:56:49","slug":"raiisul-wasaare-rooble-sooraan-waxa-uu-ka-mid-ahaa-hal-abuurrada-sida-weyn-uga-qeyb-qaatay-wacyigelinta-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-sooraan-waxa-uu-ka-mid-ahaa-hal-abuurrada-sida-weyn-uga-qeyb-qaatay-wacyigelinta-bulshada\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo Ummadda Soomaaliyed ugu tacsiyadeeyay geerida Abwaan Sooraan"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">\n<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay geerida \u00a0Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan oo ku geeriyooday magaaladda Burco ee gobalka Togdheer.<\/p>\n<p>\u201cEebbe ha u naxariisto Hal abuurkii, fannaankii iyo jilaagii weynaa ee Sooraan Ismaaciil Sugulle oo ku geeriyooday Burco, Sooraan waxa uu ka mid ahaa hal abuurrada sida weyn uga qeyb qaatay wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed fankiisa iyo sheekooyinkiisuna ahaayeen kuwo farriin xambaarsan\u201d. Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya \u00a0ayaa Alle ugu baryey Jannadii Firdowsa Eebbe ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay geerida \u00a0Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan oo ku geeriyooday magaaladda Burco ee gobalka Togdheer. \u201cEebbe ha u naxariisto Hal abuurkii, fannaankii iyo jilaagii weynaa ee Sooraan Ismaaciil Sugulle oo ku geeriyooday Burco, Sooraan waxa uu ka mid ahaa hal abuurrada sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447429","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447429","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447429"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447434,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447429\/revisions\/447434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}