{"id":447236,"date":"2021-05-25T06:15:09","date_gmt":"2021-05-25T06:15:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447236"},"modified":"2021-05-25T06:15:09","modified_gmt":"2021-05-25T06:15:09","slug":"golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay-oo-shir-ka-yeelan-doono-arrimaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay-oo-shir-ka-yeelan-doono-arrimaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir ka yeelan doono arrimaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya &#8211; qodobbada ay ka hadli doonaan waxaa ka mid ah doorashooyinka iyo arrimaha bani&#8217;aadamnimada.<\/p>\n<p>Golaha Waxaa warbixinno kooban siin doona\u00a0 Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, James Swan, iyo Madaxa AMISOM, Francisco Madeira,oo shirka ka qayb gali doono<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya &#8211; qodobbada ay ka hadli doonaan waxaa ka mid ah doorashooyinka iyo arrimaha bani&#8217;aadamnimada. Golaha Waxaa warbixinno kooban siin doona\u00a0 Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, James Swan, iyo Madaxa AMISOM, Francisco Madeira,oo shirka ka qayb gali doono<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":447237,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447236","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447236","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447236"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447236\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447238,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447236\/revisions\/447238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}