{"id":447105,"date":"2021-05-23T17:40:52","date_gmt":"2021-05-23T17:40:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=447105"},"modified":"2021-05-23T17:40:52","modified_gmt":"2021-05-23T17:40:52","slug":"guddiga-qaran-ee-amniga-doorashooyinka-dalka-oo-maanta-shir-isugu-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-qaran-ee-amniga-doorashooyinka-dalka-oo-maanta-shir-isugu-yimid\/","title":{"rendered":"Guddiga Qaran ee amniga doorashooyinka dalka oo maanta shir isugu yimid"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga warbixiyey kulan uu maanta yeeshay Guddiga Qaran ee Amniga Doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Taliye Xijaar oo kulankaas shir guddoomiyey ayaa sheegay inay diiradda saareen, dardar gelinta hawlaha hor-tebinta u leh sugidda amniga doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan maanta guddoomiyey shirka Guddiga Qaran ee Amniga Doorashooyinka, kaas oo looga hadlayey dardar gelinta hawlaha hor-tebinta u leh sugidda amniga doorashooyinka si dalka ay uga qabsoonto doorasho ku dhacda jewi nabdoon,\u201d ayuu qoraalkiisa ku yiri Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-447106\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/E2FkQrsWYAIQO-P-169x300.jpg\" alt=\"\" width=\"169\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/E2FkQrsWYAIQO-P-169x300.jpg 169w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/E2FkQrsWYAIQO-P-576x1024.jpg 576w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/E2FkQrsWYAIQO-P-236x420.jpg 236w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/E2FkQrsWYAIQO-P.jpg 675w\" sizes=\"auto, (max-width: 169px) 100vw, 169px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga warbixiyey kulan uu maanta yeeshay Guddiga Qaran ee Amniga Doorashooyinka dalka. Taliye Xijaar oo kulankaas shir guddoomiyey ayaa sheegay inay diiradda saareen, dardar gelinta hawlaha hor-tebinta u leh sugidda amniga doorashooyinka Qaranka. \u201cWaxa aan maanta guddoomiyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":447107,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-447105","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=447105"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":447108,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/447105\/revisions\/447108"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/447107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=447105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=447105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=447105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}