{"id":446992,"date":"2021-05-21T18:07:34","date_gmt":"2021-05-21T18:07:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446992"},"modified":"2021-05-21T18:07:34","modified_gmt":"2021-05-21T18:07:34","slug":"beesha-caalamka-oo-bogaadisay-dadaallada-raiisul-wasaare-rooble-ee-agaasinka-shirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/beesha-caalamka-oo-bogaadisay-dadaallada-raiisul-wasaare-rooble-ee-agaasinka-shirka\/","title":{"rendered":"Beesha caalamka oo bogaadisay dadaallada Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ee agaasinka Shirka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay ayaa taageero buuxda u muujiyay dadaallada uu Ra\u2019iisul wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ku agaasimayo shirka dib loogu bilaabayo wada hadallada.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay ayaa waxay ku baaqeen madaxda Dawladda Federaalka ah iyo Madaxda Dawladaha Xubnaha ka ah Federaaalka inay shirka ka qayb galaan si ku dhisan niyad wanaag oo aan lahayn wax shuruud ah.<\/p>\n<p>Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa la filayaa in uu si rasmi ah beri oo Sabti ah uga furmo magaalada Muqdisho, kaasi oo uu shir guddoomin doono Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay ayaa taageero buuxda u muujiyay dadaallada uu Ra\u2019iisul wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ku agaasimayo shirka dib loogu bilaabayo wada hadallada. War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay ayaa waxay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":402824,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446992","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446993,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446992\/revisions\/446993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/402824"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}