{"id":446984,"date":"2021-05-21T17:41:32","date_gmt":"2021-05-21T17:41:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446984"},"modified":"2021-05-21T17:41:32","modified_gmt":"2021-05-21T17:41:32","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-baaq-u-dirtay-beelo-ku-dagaalamay-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-baaq-u-dirtay-beelo-ku-dagaalamay-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha gudaha oo baaq u dirtay beelo ku dagaalamay Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu ku dhexmartay qaybo ka tirsan Degmada Beladwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxda Wasaaraddu ayaa boorisay odayaasha dhaqanka, culimaa\u2019udiinka, ganacsatada, dhallinyarada, ururrada haweenka iyo waxgaradka in ay kala shaqeeyaan mas\u2019uuliyiinta ka socda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Hirshabelle joojinta dagaalka dhexmaray beelaha walaalaha ah.<\/p>\n<p>Ugu Dambayn, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya\u00a0 ayaa labada beelood ee walaalaha ah oo ay dirirtu dhxemartay ka dalbaday inay si sharuud la;aan ah ku joojiyaan colaadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446985\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/arrimaha-gudaha.jpg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/arrimaha-gudaha.jpg 834w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/arrimaha-gudaha-232x300.jpg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/arrimaha-gudaha-791x1024.jpg 791w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/arrimaha-gudaha-768x995.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/arrimaha-gudaha-696x901.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/arrimaha-gudaha-324x420.jpg 324w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu ku dhexmartay qaybo ka tirsan Degmada Beladwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Sidoo kale, Madaxda Wasaaraddu ayaa boorisay odayaasha dhaqanka, culimaa\u2019udiinka, ganacsatada, dhallinyarada, ururrada haweenka iyo waxgaradka in ay kala shaqeeyaan mas\u2019uuliyiinta ka socda Xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446984","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446986,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446984\/revisions\/446986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}