{"id":446981,"date":"2021-05-21T17:01:54","date_gmt":"2021-05-21T17:01:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446981"},"modified":"2021-05-21T17:01:54","modified_gmt":"2021-05-21T17:01:54","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-si-diiran-loogu-soo-dhaweeyay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-si-diiran-loogu-soo-dhaweeyay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya,\u00a0 Xildhibaanno ka tirsan labada Gole iyo mas\u2019uuliyiin kale .<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka ee ka qeybgalaya Shirka Golaha Wadatashiga Arrimaha doorashooyinka oo lagu wado in barri oo Sabti ah uu ka furmo Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya,\u00a0 Xildhibaanno ka tirsan labada Gole iyo mas\u2019uuliyiin kale . Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":446982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446981","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446983,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446981\/revisions\/446983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}