{"id":446868,"date":"2021-05-21T06:22:21","date_gmt":"2021-05-21T06:22:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446868"},"modified":"2021-05-21T06:23:02","modified_gmt":"2021-05-21T06:23:02","slug":"wasaaradda-caafimaadka-oo-xaqiijisay-in-60-qof-oo-cusub-ay-ka-bogsoodeen-cudurka-karoona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-xaqiijisay-in-60-qof-oo-cusub-ay-ka-bogsoodeen-cudurka-karoona\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in 60 qof oo cusub ay ka bogsoodeen cudurka Karoona"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen <strong>60<\/strong>\u00a0qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa\u00a0<strong>6,639<\/strong>.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiika, oo soo ka hadleysay warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay <strong>19<\/strong>\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Somaliland (<strong>11<\/strong>) Puntland\u00a0<strong>(5)<\/strong>\u00a0Hirshabeelle\u00a0<strong>(2)<\/strong>, iyo \u00a0Jubbaland\u00a0<strong>(1)<\/strong>\u00a0iyo taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa\u00a0<strong>14,594<\/strong>.<\/p>\n<p>Bukaannada cusub\u00a0<strong>11<\/strong>\u00a0ka mid ah waa rag\u00a0<strong>8-na<\/strong>\u00a0waa dumar,\u00a0<strong>5<\/strong>\u00a0bukaan ayaa u geeriyootay COVID-19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa\u00a0<strong>767<\/strong>\u00a0qof.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa bulshada ka codsatay inay qaataan talooyinka caafimaad ee laga helayo khuburada caafimaadka ku takhasusay iyo wacyi gelinta kale ee bulshada lagu ogeysiinayo khatarta cudurkaan uu dadka ku keeni karo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 60\u00a0qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa\u00a06,639. Marwo Fowziya Abiika, oo soo ka hadleysay warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 19\u00a0xaalado cusub oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":446869,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446868","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446868"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446871,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446868\/revisions\/446871"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446869"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}