{"id":446853,"date":"2021-05-20T18:44:54","date_gmt":"2021-05-20T18:44:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446853"},"modified":"2021-05-20T18:44:54","modified_gmt":"2021-05-20T18:44:54","slug":"booliska-gobolka-nugaal-oo-ka-hadlay-labo-gabdhood-oo-ku-geeriyooday-war-ay-ku-dabaalanayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliska-gobolka-nugaal-oo-ka-hadlay-labo-gabdhood-oo-ku-geeriyooday-war-ay-ku-dabaalanayeen\/","title":{"rendered":"Booliska Gobolka Nugaal oo ka hadlay labo gabdhood oo ku geeriyooday War ay ku dabaalanayeen"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Waxaa ku geeriyooday Deegaanka Biyo-cadde oo jihada bari ka xiga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland labo gabdhood oo dhallinyaro ahaa kadib markii ay liqday xurfo biyo fariisin ah oo deegaankaasi ku taala oo ay u dabaal tageen marxuumiintaani sida uu Warbaahinta u xaqiijiyay Taliye kuxigeenka qeybta booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale.<\/p>\n<p>Booliska Garoowe ayaa caawa keenay Cisbitaalka guud ee magaalada Garoowe meydka labo gabdhood oo 14 sano jir ah iyo 8 sano jir kala ahaa .<\/p>\n<p>Taliska qaybta Booliiska Gobalka Nugaal ayaa horay uga digay waalidiinta inay ubadkooda ka ilaaliyaan khatarta ka dhalan karta dabaasha ay u aadan togaga iyo xurfadaha biyo fariisinka ah ee ku yaala duleedada Garoowe.<\/p>\n<p>Geerida labadani Gabdhood ee ay liqday xirfadda biyo Cadde ayaa todobaad gudihiis ka dhigaysa tiro kor u dhaafaysa illaa 5 ruux oo ku nafwaayay durdurada, ceelasha iyo Xurfadaha u dhaw Garoowe oo inta badan ay u dabaal-tagaan dad u badan dhallinyaro xiisaynaysa Dabaasha iyo dalxiiska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Waxaa ku geeriyooday Deegaanka Biyo-cadde oo jihada bari ka xiga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland labo gabdhood oo dhallinyaro ahaa kadib markii ay liqday xurfo biyo fariisin ah oo deegaankaasi ku taala oo ay u dabaal tageen marxuumiintaani sida uu Warbaahinta u xaqiijiyay Taliye kuxigeenka qeybta booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale. Booliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":446854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446853","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446855,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446853\/revisions\/446855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}