{"id":446850,"date":"2021-05-20T18:41:47","date_gmt":"2021-05-20T18:41:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446850"},"modified":"2021-05-20T18:41:47","modified_gmt":"2021-05-20T18:41:47","slug":"war-saxaafadeedka-saaxiibada-caalamka-ee-taageerada-shir-madaxeedka-dfs-dgxdf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/war-saxaafadeedka-saaxiibada-caalamka-ee-taageerada-shir-madaxeedka-dfs-dgxdf\/","title":{"rendered":"War-Saxaafadeedka Saaxiibada Caalamka ee Taageerada Shir-Madaxeedka DFS-DGXDF"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa waxay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya \u2013 Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee ka dhacaya magaalada Muqdisho in uu yahay fursad muhiim ah oo ay waajib tahay in aan la lumin si\u00a0 loo horumariyo nabadda iyo amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa ku bogaadiyay Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble qabashada shirkan waxaana rajeynaynaa in uu sii hoggaamin doono geedi-socodka doorashada, oo ay ku jirto amniga doorashada.<\/p>\n<p>Waxa ay tilmaameen inay soo dhoweynayaan ballanqaadka dhammaan madaxda Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee ka-qaybgalka shir-madaxeedka si shuruud la\u2019aan ah.<\/p>\n<p>Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa ugu baaqay dhamaan madaxda Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah inay sameyaan tanaasul wax-ku-ool ah si heshiis dhakhso leh loo gaaro, dalkuna uu si dhakhso leh u qaban-qaabiyo doorashooyin ku saleysan Heshiiskii 17kii Sebtember.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa waxay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya \u2013 Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee ka dhacaya magaalada Muqdisho in uu yahay fursad muhiim ah oo ay waajib tahay in aan la lumin si\u00a0 loo horumariyo nabadda iyo amniga Soomaaliya. Saaxiibada Soomaaliya ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":446851,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446850","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446850"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446850\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446852,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446850\/revisions\/446852"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}