{"id":446848,"date":"2021-05-20T17:06:27","date_gmt":"2021-05-20T17:06:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446848"},"modified":"2021-05-20T17:06:27","modified_gmt":"2021-05-20T17:06:27","slug":"danjireyaasha-jfs-u-jooga-south-sudan-ethiopia-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjireyaasha-jfs-u-jooga-south-sudan-ethiopia-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland\/","title":{"rendered":"Danjireyaasha JFS u jooga South Sudan &amp; Ethiopia oo ka Tacsiyeeyey Geerida Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Danjireyaasha Dawladda Soomaaliya u jooga dalalka South Sudan iyo Ethiopia oo kala ah Safiir Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey iyo Safiir Gen. Cabdullaahi Axmed Jaamac \u201cIlkajiir\u201d ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi alle ha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland marxuum Gen. Cabdisamad Cali Shire oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Labada Danjire ayaa tilmaamay in marxuumku uu ahaa masuul iyo oday u soo shaqeeyey Qaranka Soomaaliyeed, dedaal mug weynna ku bixiyey yagleeliddii maamul goboleedka Puntland iyo horumarka guud ahaan shacabka, iyagoo ugu duceeyey inuu ilaahay janadiisa fardowsa ku mannaysto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Danjireyaasha Dawladda Soomaaliya u jooga dalalka South Sudan iyo Ethiopia oo kala ah Safiir Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey iyo Safiir Gen. Cabdullaahi Axmed Jaamac \u201cIlkajiir\u201d ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi alle ha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland marxuum Gen. Cabdisamad Cali Shire oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446848","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446848","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446848"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446849,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446848\/revisions\/446849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}