{"id":446805,"date":"2021-05-20T13:54:48","date_gmt":"2021-05-20T13:54:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446805"},"modified":"2021-05-20T13:59:43","modified_gmt":"2021-05-20T13:59:43","slug":"wasiirka-waxbarashada-oo-la-kulmay-kormeerayasha-ilaaliyayaasha-imtixaanka-dugsiyada-sare-ee-dalka-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-la-kulmay-kormeerayasha-ilaaliyayaasha-imtixaanka-dugsiyada-sare-ee-dalka-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay kormeereyasha &amp; Ilaaliyeyaasha Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumudda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdullaahi Carab) ayaa la kulmay kormeereyasha iyo Ilaaliyeyaasha Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada kormeerayshahi iyo ilaaliyayaasha uu la kulmay waxay ka kala socdeen Gobolada dalka iyo Caasimadda Muqdisho waxaana uu faray Wasiirku ilaalinta sirta imtixaanka iyo u Cadaalad falidda ardayda Somaaliyeed\u00a0 ee loo wakiishay ilaalinta imyxaankooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la idinka rabaa in aad ula dhaqantaan ardayda aad waardiyeyneysaan si mas\u2019uuliyad qaranimo leh, kana fakertaan in mtixaanku yahay mustaqbalka ardayda iyo Qaranka qeyb kamid ah\u201d. Ayuu yiri Eng Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaardda Waxbarshada ayaa ugu danbeyn kula dardaarmay kormeerayaasha, ilaaliyayaasha imtixaanka in ay tahay mas\u2019uuliyad culus sida loogu wakiishayna ay uga soo baxaan shaqada Qaranku u wakiishay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446806\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/8dfa8a85-1542-4cd5-82dd-9b18d2a1fe60.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/8dfa8a85-1542-4cd5-82dd-9b18d2a1fe60.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/8dfa8a85-1542-4cd5-82dd-9b18d2a1fe60-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/8dfa8a85-1542-4cd5-82dd-9b18d2a1fe60-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/8dfa8a85-1542-4cd5-82dd-9b18d2a1fe60-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/8dfa8a85-1542-4cd5-82dd-9b18d2a1fe60-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/8dfa8a85-1542-4cd5-82dd-9b18d2a1fe60-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/8dfa8a85-1542-4cd5-82dd-9b18d2a1fe60-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-446807\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6434aefd-8503-43a5-9a8b-e72b8d11ed0e.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6434aefd-8503-43a5-9a8b-e72b8d11ed0e.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6434aefd-8503-43a5-9a8b-e72b8d11ed0e-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6434aefd-8503-43a5-9a8b-e72b8d11ed0e-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6434aefd-8503-43a5-9a8b-e72b8d11ed0e-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6434aefd-8503-43a5-9a8b-e72b8d11ed0e-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6434aefd-8503-43a5-9a8b-e72b8d11ed0e-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6434aefd-8503-43a5-9a8b-e72b8d11ed0e-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumudda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdullaahi Carab) ayaa la kulmay kormeereyasha iyo Ilaaliyeyaasha Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka. Wasiirka Waxbarashada kormeerayshahi iyo ilaaliyayaasha uu la kulmay waxay ka kala socdeen Gobolada dalka iyo Caasimadda Muqdisho waxaana uu faray Wasiirku ilaalinta sirta imtixaanka iyo u Cadaalad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":446806,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446805","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446805","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446805"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446805\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446816,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446805\/revisions\/446816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}