{"id":446736,"date":"2021-05-20T06:43:40","date_gmt":"2021-05-20T06:43:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446736"},"modified":"2021-05-20T06:44:51","modified_gmt":"2021-05-20T06:44:51","slug":"madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-ku-geeriyooday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-hore-ee-puntland-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo ku geeriyooday Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad goboleedka Puntland, Cabdi samad Cali Shire ayaa maanta oo khamiis ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Marxuumka oo muddooyinkii u dambeeyay ku xanuunsanaa magaalada Hargeysa, ayaa shalayto la keenay magaalada Muqdisho, halkaas oo uu saaka ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Cabdisamad Cali Shire ayaa soo noqday madaxweyne ku xigeenkii Puntland dowladdii uu madaxda ka ahaa Cabdiraxmaan Faroole ( 8 January 2009- 8 January 2014).<\/p>\n<p>Wuxuuna sidoo kale ahaa Janaraal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad goboleedka Puntland, Cabdi samad Cali Shire ayaa maanta oo khamiis ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka oo muddooyinkii u dambeeyay ku xanuunsanaa magaalada Hargeysa, ayaa shalayto la keenay magaalada Muqdisho, halkaas oo uu saaka ku geeriyooday. Allaha u naxariistee Cabdisamad Cali Shire ayaa soo noqday madaxweyne ku xigeenkii Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":446740,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446736","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446736"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446742,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446736\/revisions\/446742"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}