{"id":446731,"date":"2021-05-20T06:20:01","date_gmt":"2021-05-20T06:20:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446731"},"modified":"2021-05-20T10:29:15","modified_gmt":"2021-05-20T10:29:15","slug":"shirka-wadatashiga-qaaran-oo-maanta-lagu-wado-in-uu-ka-furmo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-wadatashiga-qaaran-oo-maanta-lagu-wado-in-uu-ka-furmo-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shirka Wadatashiga Qaaran oo maanta lagu wado in uu ka furmo Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Shirka wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda Qabanqaabo ku aadan munaasabadda furitaanka\u00a0 iyo socodsiinta howlaha shirka wadatashiga.<\/p>\n<p>Xukuumadda DFS ayaa sheegtay in aysan jirin wax\u00a0 isbaddal ah oo ku yimid hannaankii loogu talagalay qabashada shirka wadatashiga.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha K\/Galbeed,Galmudug iyo Jubbaland Lafta-gareen ,Qoor-qoor,iyo Axmed Madoobe ayaa haatan ku sugan Magalada Muqdisho,halka, la filayo in madaxweynayaasha kale ay soo gaaraan Caasimadda Dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Shirka wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada Muqdisho. Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda Qabanqaabo ku aadan munaasabadda furitaanka\u00a0 iyo socodsiinta howlaha shirka wadatashiga. Xukuumadda DFS ayaa sheegtay in aysan jirin wax\u00a0 isbaddal ah oo ku yimid hannaankii loogu talagalay qabashada shirka wadatashiga. Madaxweynayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":446746,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446731","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446731","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446731"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446731\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446788,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446731\/revisions\/446788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}