{"id":446638,"date":"2021-05-19T11:56:34","date_gmt":"2021-05-19T11:56:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446638"},"modified":"2021-05-19T11:56:34","modified_gmt":"2021-05-19T11:56:34","slug":"israaiil-oo-diiday-in-gargaar-baniaadamnimo-la-gaarsiiyo-magaalada-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israaiil-oo-diiday-in-gargaar-baniaadamnimo-la-gaarsiiyo-magaalada-gaza\/","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo diiday in gargaar\u00a0bani\u2019aadamnimo la gaarsiiyo magaalada Gaza"},"content":{"rendered":"<p><b>Falastiin <\/b><strong>(SONNA)- <\/strong>\u00a0Hay\u2019adda gargaarka iyo shaqada ee Qaramada Midoobe u qaabilsan qaxootiga Falastiin ayaa sheegtay in Israa\u2019iil diiday in gargaar bina\u2019aadanimo la geeyo magaalada Gaza.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda Philip Lazarini,ayaa ku eedeeyay Israa\u2019iil inay is-hor itsaag ku sameysay \u00a0gargaar la doonayay in loo geeyo dadka ku wax yeeloobay dagaalka\u00a0 ka socda marinka Gaza.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray inay tahay wax laga xumaado \u00a0inaan loo gurman karin kumanaan qof oo u baahan gargaar deg deg ah.<\/p>\n<p>In ka badan 50 kun oo qof ayaa ku barakacay duulaanka Israa\u2019iil ku qaaday Gaza oo galay maalintii tobonaad.<\/p>\n<p>Dadka ku dhintay duqeymaha Israa\u2019iil ayaa gaaray 219 qof oo ay ku jiraan 63 carruur iyo 36 haween ah, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Falastiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Falastiin (SONNA)- \u00a0Hay\u2019adda gargaarka iyo shaqada ee Qaramada Midoobe u qaabilsan qaxootiga Falastiin ayaa sheegtay in Israa\u2019iil diiday in gargaar bina\u2019aadanimo la geeyo magaalada Gaza. Guddoomiyaha hay\u2019adda Philip Lazarini,ayaa ku eedeeyay Israa\u2019iil inay is-hor itsaag ku sameysay \u00a0gargaar la doonayay in loo geeyo dadka ku wax yeeloobay dagaalka\u00a0 ka socda marinka Gaza. Guddoomiyaha ayaa intaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":446641,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446638","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446638","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446638"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446644,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446638\/revisions\/446644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}