{"id":446616,"date":"2021-05-19T09:00:44","date_gmt":"2021-05-19T09:00:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446616"},"modified":"2021-05-19T09:12:53","modified_gmt":"2021-05-19T09:12:53","slug":"diyaar-garowgii-shirka-wada-tashiga-arrimaha-doorashooyinka-qaran-oo-meel-gabogabo-ah-maraaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diyaar-garowgii-shirka-wada-tashiga-arrimaha-doorashooyinka-qaran-oo-meel-gabogabo-ah-maraaya\/","title":{"rendered":"Diyaar-garowgii shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka Qaran oo meel gabogabo ah maraaya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Diyaar-garowgii shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka Qaran ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka &amp; Madaxda Maamul goboleedyada oo lagu balansan yahay in uu maalinta berri ah ka furmo magaaladda Muqdisho ayaa meel gabogabo ah maraaya.<\/p>\n<p>Guddiyadda farsamada oo maalmihii u danbeeyey oo dhan ku hawlanaa diyaarinta shirwaynaha Qaran ee arrimaha doorashooyinka Dalka ayaa intoodii badneed soo gaba gabeeyey hawlihii ay wadeen.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa inay saacadaha soo socda magaaladda Muqdisho ay soo gaari doonaan madaxda Maamul Goboleedyadda ee ka qeyb galaya shirkan oo uu saldhig u yahay heshiiskii 17 September lagu gaaray magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Diyaar-garowgii shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka Qaran ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka &amp; Madaxda Maamul goboleedyada oo lagu balansan yahay in uu maalinta berri ah ka furmo magaaladda Muqdisho ayaa meel gabogabo ah maraaya. Guddiyadda farsamada oo maalmihii u danbeeyey oo dhan ku hawlanaa diyaarinta shirwaynaha Qaran ee arrimaha doorashooyinka Dalka ayaa intoodii badneed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":446617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446616","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446616"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446619,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446616\/revisions\/446619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}