{"id":446592,"date":"2021-05-18T16:37:01","date_gmt":"2021-05-18T16:37:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446592"},"modified":"2021-05-18T16:53:12","modified_gmt":"2021-05-18T16:53:12","slug":"madaxweynihii-hore-ee-soomaaliya-ayaa-sheegay-inuu-rejo-wanaagsan-ka-qabo-shirka-20-ka-bishan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynihii-hore-ee-soomaaliya-ayaa-sheegay-inuu-rejo-wanaagsan-ka-qabo-shirka-20-ka-bishan\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya  ayaa sheegay inuu rejo wayn ku qabo Dadaaladda Ra&#8217;iisul wasaare Rooble ee ku aadan shirka  20-ka bishan."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)- Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya mudane Sharif Sheikh Ahmed ayaa sheegay inuu rejo wanaagsan ka qabo dadaaladda Ra&#8217;iisul Waasaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble eeku shirka loo balansanyahay ee 20-ka bishan.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan rajeynayaa kulanka 20ka bishan loo madlan yahay kaas oo looga hadlayo dhamaystirka heshiiskii doorasho ee 17 September inuu noqdo mid mira dhal ah oo guulaysta si dalku u galo marxalad doorasho oo nabdoon, raallina laga wada yahay taasoo fure u noqon doonta in lagu qanco natiijada Doorashada.<\/p>\n<p>Waxaan sidoo kale kalsooni buuxda ku qabaa dadaalada socda ee xal u helidda arrimaha Doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, anigoo aaminsan in R\/Wasaaraha lasiiyo fursad uu ku guto mas\u2019uuliyadda weyn ee laga sugayo ee ah qabashada doorasho xor iyo xalaal ah&#8221;. Ayuu yidhi Madaxweynihii Hore dalku mudane Sharif Sheikh Ahmed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)- Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya mudane Sharif Sheikh Ahmed ayaa sheegay inuu rejo wanaagsan ka qabo dadaaladda Ra&#8217;iisul Waasaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble eeku shirka loo balansanyahay ee 20-ka bishan. &#8220;Waxaan rajeynayaa kulanka 20ka bishan loo madlan yahay kaas oo looga hadlayo dhamaystirka heshiiskii doorasho ee 17 September inuu noqdo mid mira dhal ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":446593,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446592","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446592"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446596,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446592\/revisions\/446596"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}