{"id":446538,"date":"2021-05-18T11:52:47","date_gmt":"2021-05-18T11:52:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446538"},"modified":"2021-05-18T11:52:47","modified_gmt":"2021-05-18T11:52:47","slug":"guddigii-loo-xil-saaray-baarista-dil-loo-geystay-askari-ka-tirsanaa-ciidanka-qaranka-oo-la-kulmay-ehelada-marxuumka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddigii-loo-xil-saaray-baarista-dil-loo-geystay-askari-ka-tirsanaa-ciidanka-qaranka-oo-la-kulmay-ehelada-marxuumka\/","title":{"rendered":"Guddigii loo xil saaray baarista dil loo geystay askari ka tirsanaa ciidanka Qaranka oo la kulmay ehelada marxuumka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil dhowaan loo geystay askari ka tirsanaa ciidan Qaranka ayaa maanta la kulmay eheladda marxuumka.<\/p>\n<p>Guddiga \u00a0loo xilsaaray barista kiiskan waxa ka mid ah wasiirka Amniga Xasan Xundubeey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Cabdiraxmaan Alcadaalada, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaadiidka Xirsi Aadan, iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Benaadir Gaashaanle Sare Farxaan Maxamuud\u00a0 Qaroole.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiint ayaa si degan u dhageystay cabashada ehelada marxuum Maxamed Mukhtaar Sheikh Maxamed Ciroobe iyagoo ehelada ka balan qaaday in dhacdadan oo ka hor imaanaysa Qaranimadda iyo Insaanimadaba ay si mas\u2019uuliyad leh u baari doonaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-446539\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/gudiga4444444444444-300x169.jpeg\" alt=\"\" width=\"749\" height=\"228\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-446540\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/gudiga222222222-300x169.jpeg\" alt=\"\" width=\"722\" height=\"176\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-446541\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/gudiga2222222222-300x169.jpeg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"172\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-446542\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/RAYSAL-WASARAHA11111111-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"731\" height=\"363\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddi Wasiiro iyo Saraakiil Amni isugu jiray oo uu Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay baarista dil dhowaan loo geystay askari ka tirsanaa ciidan Qaranka ayaa maanta la kulmay eheladda marxuumka. Guddiga \u00a0loo xilsaaray barista kiiskan waxa ka mid ah wasiirka Amniga Xasan Xundubeey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Cabdiraxmaan Alcadaalada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":446543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446538","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446544,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446538\/revisions\/446544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}