{"id":446527,"date":"2021-05-18T10:37:53","date_gmt":"2021-05-18T10:37:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446527"},"modified":"2021-05-18T10:42:33","modified_gmt":"2021-05-18T10:42:33","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-dhagax-dhigay-dib-u-dhis-lagu-sameynayo-buundooyinka-waaberi-iyo-xamar-jajab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-dhagax-dhigay-dib-u-dhis-lagu-sameynayo-buundooyinka-waaberi-iyo-xamar-jajab\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dib u dhis lagu sameynayo Buundooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhis lagu sameenayo Buundooyinka ku yaala Degmooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dhagax dhigaan oo ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bangiga My Bank ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenada Howlaha Guud iyo Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir\u00a0 Madaxda Bangiga My Bank.<\/p>\n<p><span class=\"text_exposed_show\">Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Maamulkiisa ay aad usoo dhaweenayaan cid weliba oo ka qeyb-qaadaneysa Horumarka Caasimadda iyo Dib-u-dhiska waxaa uuna ku amaanay Bangiga My Bank dadaalka ee ku bixinayaan dhismaha Buundooyinka Mara Degmooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Ugu danbeyn Duqa Muqdisho ayaa kula dar-daarmay Shacabka Gobolka Banaadir in ay ka shaqeeyaan bilicda goobaha dib-u-dhiska lagu sameenayo si loo wada ilaashado waxyaabaha danta guud ee ummuada ka wada dhaxeyso.<\/p>\n<\/div>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-446535\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/dhagaxdgig3333-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"762\" height=\"222\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-446533\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/dhagaxdgig55-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"738\" height=\"209\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-446532\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/dhagaxdhig666666666-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"724\" height=\"200\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-446531\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/gobalkab-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"791\" height=\"209\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-446530\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/gobalka-banadir555-2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"797\" height=\"208\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhis lagu sameenayo Buundooyinka ku yaala Degmooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Dhagax dhigaan oo ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bangiga My Bank ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenada Howlaha Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":446529,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446527","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446527","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446527"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446537,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446527\/revisions\/446537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446529"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}