{"id":446504,"date":"2021-05-18T07:59:58","date_gmt":"2021-05-18T07:59:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446504"},"modified":"2021-05-18T08:02:27","modified_gmt":"2021-05-18T08:02:27","slug":"maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukun-ku-riday-eedaysanayaashii-loo-haystay-dilkii-guddoomiyihii-hore-degmada-hodan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukun-ku-riday-eedaysanayaashii-loo-haystay-dilkii-guddoomiyihii-hore-degmada-hodan\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday eedaysanayaashii loo haystay dilkii guddoomiyihii hore degmada hodan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta \u00a0xukun ku riday Eedeysanayaal loo heystay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Guddoomiyihii hore degmada Hodan\u00a0 Cabdixakiin C\/raxmaan Ciise Dhaga-juun.<\/p>\n<p>Dhageysiga Dacwada loo heystay \u00a0kiiskan rag \u00a0gaaraya 6 Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska soomaaliyed oo \u00a0uu ku jiro Taliyihii Ciidanka Booliska degmada Howlwadaag ayaa soo martay marxalado kala duwan, iyadoo Maxkamadda ay ka hor hadleen raggaas iyo Guddiga baarista kiiska.<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada ayaa Taliyihii hore ee Booliska degmada Howlwadaag Gaashaanle Boolis Shuceyb Cabdi Maxamed ku riday xukun ah 5-sanno oo xabsi Ciidan, halka dable Boolis Bishaar Axmed Cabdi oo baxsad ah ayaa isna lagu xukumay 5-sanno oo xabsi ah .<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa sidokale min 2 sanno oo xabsi ciidan ah ku riday eedeysanayaasha kala ah Jamaal Isaaq Cali, Dhiblaawe Ibraahim Yuusuf, Faarax Sabriye Afrax iyo Kulmi Kaariye Cali, kuwaasi oo dhammaantood ka tirsan Ciidanka Booliska soomaaliyed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-446513\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/maxkamda11111-1-300x167.jpg\" alt=\"\" width=\"691\" height=\"446\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-446514\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/maxkamda2222222-2-300x165.jpg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"168\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-446505\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/maxkamd444444444-300x167.jpg\" alt=\"\" width=\"761\" height=\"237\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-446507\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/maxkamada1111-300x166.jpg\" alt=\"\" width=\"737\" height=\"469\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta \u00a0xukun ku riday Eedeysanayaal loo heystay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Guddoomiyihii hore degmada Hodan\u00a0 Cabdixakiin C\/raxmaan Ciise Dhaga-juun. Dhageysiga Dacwada loo heystay \u00a0kiiskan rag \u00a0gaaraya 6 Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska soomaaliyed oo \u00a0uu ku jiro Taliyihii Ciidanka Booliska degmada Howlwadaag ayaa soo martay marxalado kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":446508,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446504","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446504","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446504"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446515,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446504\/revisions\/446515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446508"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}