{"id":446501,"date":"2021-05-18T07:00:03","date_gmt":"2021-05-18T07:00:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446501"},"modified":"2021-05-18T07:00:03","modified_gmt":"2021-05-18T07:00:03","slug":"guddoomiyaha-barlamaanka-hirshabeelle-oo-ku-baaqay-in-la-joojiyo-dagaal-ka-socdo-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-barlamaanka-hirshabeelle-oo-ku-baaqay-in-la-joojiyo-dagaal-ka-socdo-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo ku baaqay in la joojiyo dagaal ka socdo Gobolka Hiiraan."},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beleedka kasoo cusboonaaday deegaano hoos yimaada magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Dr Cabdixakiim Luqmaan ayaa sheegay in xilliga la taagan yahay gobolka Hiiraan bulshada ku nool aysan xamili Karin colaad\u00a0<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 16.3pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa Alle uga barayay naxariiste janno dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay cafimaad taam ahna u rajeeyay\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beleedka kasoo cusboonaaday deegaano hoos yimaada magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dr Cabdixakiim Luqmaan ayaa sheegay in xilliga la taagan yahay gobolka Hiiraan bulshada ku nool aysan xamili Karin colaad\u00a0 Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa Alle uga barayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":446502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446501","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446503,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446501\/revisions\/446503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}